MA OGTAHAY?
Jaamacadii ugu horeysay ee aduunka waxaa laga aasaasay Africa (Morocco🇲🇦) oo ay dhistay qof dumar ah?
Fatima bint Muhammad Al-Fihriya Al-Qurashiya (فاطمة بنت محمد الفهرية القرشية)
waxay aasaastay jaamacadii ugu horaysay aduunka sanadkii 895 CE ee Fez,
taasoo hadda ku taal Morocco🇲🇦 Caadi ahaan waxaa si fudud loogu yaqaannaa Fatima al-Fihri.
Waxay aasaastay Jaamacadda Al Qarawiynn iyadoo adeegsanaysa qaybteedii hantida aabbaheed oo ay ka dhaxashay walaasheed.
Jaamacadu waxay ku bilaabatay sidii masaajid weyn, ka dibna waxay u kortay goob waxbarasho.
Post a Comment