Sheikh mustafe


1-| ” Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano Addunkana uu isbedel ka samayn karo ” 

 2-| ” Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa ” 

 3-| ” inaad noqoto qof Hami leh oo Han leh , oo Higsi leh , oo Hiraal uu muuqdo waa lagama marmaan “

4-| ” Dad baa dibaada ku qurux badan guuriga markay soo galana bahal aah , Qofka aad nolosha isgu darsateen iyo caruurtad dhashay inaad ku xumaato , dibadana nin fican oo laga yaqano hebel la yidhahdo noqotid wax fican ma aaha .” 

 5-| ” Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku , meeday barwaaqaada ay sheegaayaan ” ? 

 6-| ” Aqoonyahanku hadu noqdo qof la ibsan karo suldanadu iiibdan karto , dawladuhuna laaluushi karan aqoon yahan maaha ” 
7-| ” Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay. ” 

 8- | ” In Hooyo la noqda waxay ka Qurux badan tahay inaad noqoto injineerad ” 

9-| ” Nin walba qabiilkiisa inta la dulmiyaay buu ogyahay lakin se ma oga Shikh Mustafe

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post