
Marinka suways waa marin biyood gacanta lagu qoday oo dad samee ah.
Wuxuu ku yaallaa dalka masar, Wuxuu isku xiraa badda cas iyo badda midhiteriyaanka.
Sidoo kale marinka suways wuxuu isku xiraa qaaradaha Eeshiya iyo afrika
Waa mid ka mid ah marin biyoodyada caalamka ugu waawayn, waana gacan biyoodka ugu balaadhan.
Intii aan marinka suways la qodin maraakiibta ukala gooshaysa Eeshiya iyo yurub waxa ay kasoo wareegi jireen koonfur afrika.
Post a Comment