Sir Naageed lama sal gaaro😁


 Gabadhayda ayaa iisoo gashay iyada oo xabad buskud ah gacanta ku wadata kedib ayey kala jabisay qayb aniga ayey isiisay qaybna iyada ayaa cuntay m.a gabadhayda tarbiyad wanaagsan ayey leedahay ayaan niyada iska idhi !! 

 in yar kedib waxaa iisoo galey wiilkaygii oo ku qaylinaya "yaa iga cunay buskud_kaygii " markii uu arkay aniga oo afka ku haysta buskudkiisii ayuu iska

noqday.😂

waa iska sidaa marka lagu leeyahay "sir naageed lagama sal gaaro "😂


Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post