10 kan hoos ku xusan iyagoo nool ayaa naar loogu bishaareeyay 😥 Subxaanallah

☄ 😢 10 kan Hoos ku xusan iyagoo Nool ayaa  Naar Loogu Bishaarayay   🙏🏼Subxana Allah 
 
✔️ ⒈ Ibliis.   •

⒉ Xaaskii Nabi Nuux cs.  

  ⒊ Xaaskii Nabi Luud cs.  
  ⒋ Fircoon.  
⒌ Haamaan.    
  ⒍ Qaroon.    
⒎ Abu Jahl. 
⒏  Abu Lahab.   
⒐ Naagtii Abu Lahab. 
⒑ Mselimah Kadaab. Naarbaa Leh.

✔️ Kuwa badan oo Camalkoodi leh ayaa  inagu Jiraa  

😢💐Allaha naga dhigo kuwaa Naarta Ka Xarooba  
🙏🏼♥️Oh' Allah  Adaan Ka Magan galnay NAAR

1 Comments

Post a Comment

Post a Comment

Previous Post Next Post