Riyadii rumowday

 Journalkan wuxuu soo baxay Thursday, April, 18, 1963. Cinwaanka maqaalku waxaa weeye "Waxaad awoodi doontaa mustaqbalka inaad mobileka ku qaadatid jeebkaaga" taariikhdaa wuxuu yaalay laboratoryga waxaana la baadhayey siday suurtagal u noqon lahayd in qofku mobilekiisa jeebka ugu qaadan karo.



Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post