XIKMADO Maad(Qosol) ah🤣🤣


XIKMADO Maad(Qosol) ah🤣🤣


1》Yurub sababta ay hodan u noqdeen waa in Afrika; Afrikaankuna waa ay og yihiin taas.

2》Ilaa aad god qoddo, ku beertid geed, waraabisid oo aad ilaalisid, waxba maad samayn. Hadal uun baad haysaa.

3》Waddamada yar-yar waa sida gabadh aan si hufan u labisnayn. Waxa duufsada kuwa sharwadayaasha ah.

4》Ma dabbaal-dego maxaa yeelay shaqadeyda uun baan qabtay. Marka boostaaluhu keeno waraaqo, miyuu dabbaal-degaa?!

5》Nin caqli badan oo jaahiliin ku dhex jira wuxuu la mid yahay gabadh

6》Haddii aad dhagax ku tuurto bullaacad, keliya wajiga ayuun bay wasakhi kaaga daadanaysaa.

7》Waxa ay dumarku keliya u baahan yihiin saddex wax inta ay nool yihiin: cunto, biyo iyo ammaan.

8》Marka uu qof ku dhaco god uu isagu gacantiisa ku qoday, waa waqti ku fiican in uu eego tayada shaqadiisa.

9》Dhis riyada adiga kuu gaarka ah, ama qof kale ayaa kuu shaqaaleysiin doona sidii aad riyadiisa u dhisi lahayd.

10》Dadka caanka ahi waa kuwo si adag u shaqeeya si ay u noqdan qof dadka oo dhan yaqaannaan, kadibna waxa ay xirtaan muraayado madmadow si ay uga fogaadaan in la aqoonsado.

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post