Ashraf Hakimi

 


Ashraf Hakimi xaaskiisa ayaa Maxkamada gaysay kiis dacwo Furriin ah waxayna rabtay iney kala tagaan hantidana loo kala qaybiyo,

 Markii Maxkamada la isla tagay Furriinkiina dhacay laguna heshiiyay hantidiisa in loo kala qaybiyo ayaa waxaa lama filaan noqday in Ashraf Hakimi wax hanti ah haysan,

 Bankigana wax xoolo ah u oolin.


Ashraf Hakimi ayaana hantidiisa oo dhan horay ugu qoray Magaca Hooyadiis sidaas ayayna qoftii rabtay iney xoolihiisa dhacdo ku waysay hantidii iyo dhadhacii ay awalba xaas ahaan ku heli jirtay.


Yaa lagaadaa 😂😂

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post