Ma ogtahay in Liechtenstein uu leeyahay hal xabsi?




Ma ogtahay in dalka Liechtenstein uu leeyahay hal xabsi?
 Dalkan Waxa u dhexeeya Switzerland iyo Awstaria, dalka Liechtenstein waxa uu leeyahay 10-20 qof oo keliya wadar ahaan xabsiga uu ku xidhan yahay!  Dembiile kasta oo u baahan in lagu xukumo in ka badan laba sano waxaa loo diraa xabsiyada Austria ama Switzerland.

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post